Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Beelaha Digil iyo Mirifle oo Maamul Sameysanaya
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:771
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 09 2008
Beelaha Digil iyo Mirifle oo Maamul Sameysanaya
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 09 July 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org,)-Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle ayaa waxa ay wadaan dedalo ay ku doonayaan in inta badan Gobolada Konfureed loogu sameeyo Maamul Mamadax banaan.

Dedaaladani oo ay wadaan odayasha Dhaqanka,waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelaha Dgil iyo Mirifle ayaa waxaa ay ku doonayaan in Maamul Goboleed loogu sameeyo Gobolada Bay,Bakool,Gedo,Jubooyinka iyo Gobolka Shabelaha hoose oo ay leeyihiin beelahaasi Digil iyo Mirifle.

Shirar isdaba joog ah oo ay lahaayeen Beelahani ayaa waxaa ay ku doorteen Gudoomiye ay yeesheen Beelaha Digil iyo Mirifle, taasi oo weli ay daba socdaan qorsheyaal ay ku doonayaan in goboladooda ay yeeshaan Maamul u gooni ah oo madaxbanaan.

Guudoomiyaha la doortay Axmed Max’ed Yacquub oo ka hadlayay kadib doorashadiisa ayaa waxaa uu sheegay in uu ku dedaalayo sidii uu isugu keeni lahaa Beelaha uu gudoomiyaha u yahay, isla markana uu u soo celin lahaa dhulka ay tabanayaan Beelahaasi in laga heeysto sida u sheegay.

Xildhibaan Max’ed Isaaq Afaraale oo ka socday Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka KMG ag ee Soomaaliya, isla makranaa qeyb ka ahaa doorashada Masulkasi lagu caleemo saaray ayaa waxaa uu sheegay in la qaaday tilaabo xiligii ay ku habooneeyd, isla markaana lagu gaari karo Hormar wanaagsan.

Sanadkii 2003 dii ayeey aheed markii Maamul la magac baxay Koofur galbeed Soomaaliya laga hergaliyey Gobalada Koonfureed ee Soomaaliya,kaasi oo Mr Shaati gaduud Madaxweeynaha loogu doortey.




 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >